Afar kamid ah maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir oo Qoraal wadajir ah soo saaray

Maamul goboleedyada Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hirshabelle iyo gobolka Banaadir ayaa 15-kii bishan isugu yimid shir ay uga arinsanayeen hanaankii loo qaadi lahaa imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiga Dhexe ee sanad dugsiyeedka 2020-2021-ka. Wasaaradaha Waxbarashada ee maamul goboleedyadan iyo gobolka Banaadir ayaana wadatashi dheer kadib isku raacay in imtixaanka fasalka 8-aad la qaado 5-ta illaa … Continue reading Afar kamid ah maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir oo Qoraal wadajir ah soo saaray